Advertisements
Advertisements

DAAWO VIDEO: Wasiirkii hore ee dhaqanka iyo dalxiiska Somaliland oo Macalin ka noqday iskuul ku yaala Hargeysa

Sabti, jan 20,2018(HNN) Wasiirkii hore ee dhaqanka iyo dalxiiska Somaliland  khadar Yusuf Xaaji Cabdulahi ayaa xiligan Maamule iyo Macalin ka noqday iskuulka Jazeera ee Magalaada Hargeysa ee xaruunta Somaliland.

khadar Yusuf  Xaaji Cabdulahi ayaa sheegay inu ku faraxsan yahay inu soo saaro dhalinyaro wax bartay isago sheegay in xiligii u wasiirka ah u subaxa hore dhigi jiray iskuulka.

Xigasho Bulsho Tv.


Fikradaha Akhristayaasha (0)