});

DHAGEYSO: iska horimaad Ciidamada dowlada & Al shabaab ku dhaxmaray Bula burde

Arbaco, jan 24, 2018(HNN) Dagaalyaano ka tirsan ururka Al shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ku lee yihiin degmada Bula burde ee gobolka Hiiraan.

Dagaal kooban oo dhaxmaray weerarka kadib Ciidamada dowlada iyo Al shabaab ayaa lagu soo warmay inu geystay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhawac.

Guudoomiyaha degmada Bula burde ee gobolka Hiiraan Cabdi Daahir Guure (karoore) ayaa Hiilnews u  sheegay in weerarkan ay soo qaadeen dagaalyannada Al shabaab looga dilay saddex ka mid ah  dagaalyanadooda.


Fikradaha Akhristayaasha (0)