Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Wasiirada Cadaalada DFS & Madaxweyne Waare oo dhagax dhigay xabsiga Magalaada Jowhar

khamiis, jan 25, 2018(HNN) Wasiirka Wasaarada Cadaalada Xukumada Fedraalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji Cilmi iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Shirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta dhagax dhigay xabsigii hore ee Magaalada Jowhar oo horay ay u bur buriyeed Al-shaab xiligii Magaaladaas ay ka talinayeen.

Xasan Xuseen Xaaji iyo Madaxweynaha Hirshabele Maxamed Cabdi Waare ayaa hadalo kooban ka jeediyay xarunta xabsigaan, oo kaga hadleen muhiimada cadaalada ay u leedahay umada Soomaaliyeed.

Abdijamal Moalim Ahmed.

Hiilnews.com

Abduljamal20@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)