Advertisements
Advertisements

Madaxweyne Gaas oo Magaacabay Taliyaha Booliska Puntland iyo ku xigeennadiisa

khamiis, jan 25, 2018(HNN) Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha iyo kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Ciidanka Booliska Maamulka Puntland.

Madaxweyne Cabdiwali Gaas ayaa magacaabay  Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland iyo ku xigeennadiisa.

Markuu arkay: Dastuurka maamulka Puntland.

Markuu tixgeliyey: Aqoontooda iyo khibradooda shaqo.

HALKAAN HOOSE KA AQARISO

  1. Waxaa S/GUUTO Cabdulaahi Shire (Dool) loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Boosliska Puntland.
  2. Waxaa G/Sare Bile Faarax Cali loo magcaabay Taliye ku xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska Puntland.
  3. Waxaa G/Sare Cusmaan Xassan Cuuke loo magcaabay Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliska Puntland.

Abdijamal Moalim Ahmed.

Hiilnews.com

Abduljamal20@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)