Advertisements
Advertisements

Akhriso: Musharixinta u tartameysa kursigii Sanbaloolshe & doorashada oo dhaceysa beri

jimco, jan 26, 2018(HNN) Doorashada kursigii xildhibaanimo ee u wayay Cabdulahi  Maxamed Cali sanbaloolshe ayaa maalinta beri ah lagu wada inay ka dhacdo Magaalada Jowhar ee xaruunta maamulka Hirshabeelle.

Musharaxiinta ugu cad cad kursigan ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble, Daahir Cabdulle Cawaale oo ka mid ahaa Musharaxiinti isku soo sharaxay doorashadii sanadkii hore ee xilka Madaxweynaha Hirshabeelle uu ku guuleystay Maxamed Cabdi Waare, Nuur Iidow Beyle oo ahaa Xildhibaan Baarlamaankii 9aad.

Xubnaha u tartamaya kursigan ayaa  kala ah.

1- C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.

2- Cali C/llaahi Cosoble.

3- Dahir Cabdulle Cawaale.

4- Nuur Iidow Beyle.

5- Dahabo Xasan Axmed.

6- Xuseen Axmed Geelle.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)