Advertisements
Advertisements

WARBIXIN: Yaa yimid Yaase ka tagay Kooxaha ugu waa Wayn ee YURUB?

Suuqa kala iibsiga Jiilaalka Janaayo ee ciyaartoyda Yurub ayaa xalay xirmay marka laga reebo horyaalka Portugal oo isagu beri xirmi doona.

Haddaba waxaan halkan kugu heynaa xiddigaha Yimid iyo kuwa ka tagay kooxaha ugu waa Wayn Yurub:

Waxaa Yimid: Coutinho (120m euros+ 40m oo Bareemiyo ah) iyo Yerry Mina (12m euros)

Waxaa ka Tagay: Rafinha (Amaah ugu biiray Inter Milan) Arda Turan (Amaah ugu biiray Basaksehir), Mascherano (5.5m euros, Hebei Fortune) Deulofeu (Amaah ugu biiray Watford)

Waxaa Yimid: Vitolo (36m euros), Diego Costa (55+10m euros)

Waxaa ka Tagay: Vietto (Valencia), Moreira (Os Belenenses), Augusto (Beijing Renhe)

Waxaa Yimid: Van Dijk (85m euros)

Waxaa ka Tagay: Coutinho (120m euros, Barcelona), Sturridge (West Brom) iyo Grujic (Cardiff)

 

Waxaa Yimid: Laporte (65m euros)

Waxaa ka Tagay: Cidna kama tagin

Waxaa u Yimid: Aubameyang (65m euros), Mkhitaryan (Wuxuu qeyb ka ahaa heshiis is dhaafsi uu Alexis Sanchez ugu biiray Man United) iyo Mavropanos (2m euros)

Waxaa ka tagay: Alexis Sanchez (United), Walcott (20m euros, Everton), Coquelin (Valencia), Giroud (20m euros, Chelsea)

Waxaa u Yimid: Emerson Palmieri (20m euros), Barkley (17m euros), Giroud (20m euros)

Waxaa ka Tagay: Diego Costa (Atletico), Musonda (Amaah ayuu ugu biiray Celtic) iyo Batshuayi (Amaah ugu biiray Dortmund

Waxaa u Yimid: Alexis Sanchez (Waxaa lagu badeshay Mkhitaryan)

Waxaa ka Tagay: Mkhitaryan (Arsenal)

Waxaa u Yimid: Lucas Moura (30m euros)

Waxaa ka Tagay: Cidna kama tagin

Waxaa u Yimid: Akanji (21m euros), Sergi Gomez (3m euros), Batshuayi (Amaah)

Waxaa ka Tagay: Cidna kama tagin

Waxaa u Yimid: Vietto (Amaah), Coquelin (Amaah, balse waxaa Jira dooq uu 14m euro si joogta ah ugu biiri karo)

Waxaa kaTagay: Orellana (Eibar), Mir (Wolverhampton), Nacho Gil (Las Palmas)

Waxaa u Yimid: Arana (11m euros), Layún (Amaah), Roque Mesa (Amaah), Sandro (Amaah)

Waxaa ka Tagay: Montoya (Cruz Azul), Krohn-Dehli (Deportivo), Lasso (Osasuna)

Waxaa u Yimid: Sandro Wagner (13m euros)

Waxaa ka Tagay: Cidna kama Tagin

Cidna uma Imaan Cidnana kama Tagin

Cidna uma Iman Cidnana kama Tagin

Waxaa u Yimid: Lass Diarra (Beeca Xorta ah)

Waxaa ka Tagay: Lucas Moura (25m euros, Tottenham), Remy Descamps (Tours)

Waxaa u Yimid: Rafinha (Amaah) iyo Lisandro Lopez (Amaah)

Waxaa ka Tagay: Cidna kama tagin

Waxaa u Yimid: Machach (Beeca Xorta ah)

Waxaa ka Tagay: Cidna kama Tagin

Waxaa u Yimid Gonzalo Paciencia (Amaah), Paulinho (Amaah)

Waxaa ka Tagay: Joao Costa (Gil Vicente), Layún (Sevilla), Juan Quintero (River Plate

 Xigasho Gool FM.


Fikradaha Akhristayaasha (0)