Advertisements
Advertisements

Maxay tahay sababta looga baaqday tababarkii Real Madrid ee maanta

Real Madrid waxa ay saaka meesha ka saartay tababarkii kooxda ee loo ballansanaa 5am ee xilliga Spain kaddib markii uu baraf halakeeyey caasimadda Spain.

Iyada oo ay daafaha magaalada dagan yihiin ciyaaryahanada, dhammaan goobihii tababarka kuna baraf hareeyey ayey maamulka tababarka farriimo u direen xiddigaha dhammaan ay ku wargalinayaan in hakiyey tababarka.

Safka waxa uu tababarka ku soo laaban doonaa berry 11am xilliga Spain.


Fikradaha Akhristayaasha (0)