Advertisements
Advertisements

DEG DEG: Qarax Iyo Rasaas Laga Maqlay Magaalada Boosaaso

Talaado, Feb, 6, 2018(HNN) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xaruunta gobolka Bari ayaa sheegay in jug culus laga maqlay  Boosaaso kadibna ay xigtay rasaas xoogan.

ilaa hadda lama oga halka la wareeray iyo cida rasaasta isweydarsaneysa,iyado arintan ay cabsi badan ku abuurtay dadka degan magalaada Boosaaso.

HNN kala soco wixi ku soo kordha.


Fikradaha Akhristayaasha (0)