Advertisements
Advertisements

DAAWO SAWIRADA: Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay wadada Via Rooma ee Xamar weyne

Arbaco, Feb, 7, 2018(HNN) Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta dhagax dhigay wada via Rooma ee degmada Xamar weyn ee gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go’an tahay sidii dib u dhis loogu sameyn laha jidadka Muqdisho iyo soo celinta adeegyada bulshada.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)