Advertisements
Advertisements

DAAWO VIDEO: Abwaan Guure oo loo Magacaabay Mareeyaha Tiyaatarka Qaranka

Arbaco, Feb, 7, 2018(HNN) Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta ahna wasiir ku xigeenka wasaarada ayaa  maanta u magacaabay  Abwaan Cusmaan Cabullaahi Guure Maareeyaha Guud Tiyaatarka Qaranka,

Wasaarada Warfaafinta ayaa wax  ka bedel ku sameysay magacii Golaha Murtiyada Madadaalada oo loo bixiyay Golaha Murtida iyo Wacyigelinta.

Cabdiraxmaan Iidle Yoonsi  ayaa sheegay in Abwaan Guure loo magacaabay Maareeyaha Titaaraka Qaranka, halka Maareeye kuxigeenka loo magacaabay Cabdikariin Faarax Qaarey.

Xilka Maareeyaha Tiyaatarka waxaa horay u hayay Abwaan Cabdi Dhuux Yuusuf oo sanadkii 2012 la magacaabay, xilligii dowladdii KMg aheyd ee uu hoggaaminayay Madaxweyne Shariif.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)