Advertisements
Advertisements

DAAWO VIDEO: Maamulka gobolka Hiiraan oo amar ku soo rogay dadka ku nool Baladweyne

 Arbaco, Feb, 7, 2018(HNN) Gudoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku amray dadka iska leh dhulalka banaan ee ku yaala magaalada Baladweyne islamarkana  ay  ka bexeen geed jiniga inay jaran.
 
Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in cidi fulin weysa amarka inay kala wareegi doonaan  dhulka.

 

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)