Advertisements
Advertisements

DAAWO VIDEO: Warbixin ku saabsan Waxqabadkii iyo fashilkii Muddada Hal ka Sano aheyd ee Madaxweyne Farmaajo

khamiis, Feb, 8, 2018 (HNN) Maanta oo Khamiis ah muddo sanad ah ayaa ka soo wareegtay markii xillka madaxtinimada dalka loo doortay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 8dii Feberaayo sanadkii 2017-da.

Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbad uu habeenkii doorashada dhaarta kaddib uu jeediyay balan-qaaday in uu wax ka qaban doono, Amniga, hergalinta Cadaallada iyo caawinta sida uu hadalka u dhigay dadka saboolka ah.

Hadaba Daawo Warbixin VOA ka diyaaarisay waxqabadka Madaxweyne Farmaajo.


Fikradaha Akhristayaasha (0)