Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Sideed ruux oo ku geeriyootay Magaalada Buula burde

khamiis, Feb, 8, 2018 (HNN) Guddoomiyaha degmada Bula burde ee gobolka Hiiraan  Cabdi Daahir Guure ayaa Hiilnews u sheegay  in sideed ruux cudurka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen magaalada Buula burde iyo deegannada hoos taga.

Cabdi Daahir Guure  ayaa sheegay in biyaah webiga shabeelle ay hoos u dheceen islamarkana u ka dhashay cudurka shuban biyoodka.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)