Advertisements
Advertisements

Akhriso: Labo Agaasime oo ka tirsana dowladda Federaalka oo xilka laga qaaday

Sabti, Feb, 10, 2018 (HNN) Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir mareeye ayaa maanta qoraal  ka soo baxday xafiiska xilka uga qaaday agaasiimihii guud ee wasaarada ganacsiga  Cabdulahi Xayir Ducaale, iyo agaasimihii waaxda ganacsiga Cabdiqaadir Cismaan Maxamed kadib markii lagu eedeyay xil gudasho la’aan, maamul xumo iyo wax is daba marin sida lagu sheegay warsaxafeedka.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)