Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Olmpiga gobolka Hiiraan oo isku Casilay hal arin oo ka timid.

Sabti, Feb, 10, 2018 (HNN) Guddoomiyihii Olympiga Gobalka Hiiraan Cabdikariin Xassan Cabdulle  ( Yaani Yaani) ayaa maanta  magaalada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan uga dhawaqay inuu iska casilay xilkii u ka hayay ku  Gudiga Ciyaaraha Gobalka.

Cabdikariin Xassan Cabdulle  ayaa sheegay in sababta keentay inu xilka iska casilo ay tahay fara galin ay ku hayaan maamulka gobolka Hiiraan  isboortiga gobolka islamarkana  uusan sii wadi karin shaqada islamarkana u go’aan saday inu is casilo.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)