Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO+ SAWIRRO: Webiga shabeelle oo guray qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Axad, Feb, 11, 2018(HNN) Deegano ka dhan waqooyi ka xiga magaalada Baladweyne ayaa lagu soo warmaya in xiligan ay ka jirto biyo la’aan baahsan kadib markii meelaha qaar  webiga shabeelle u guray islamarkana inta badan dadka deeganka ay ku tiirsanayeen biyaha webiga.

Maxamed Ibraahim dhaqane oo ka mid ah beeraleyda deeganka Bacaad ee gobolka Hiiraan ayaa Hiilnews uga warmay sameynta ka dhalatay guritaanka webiga shabeelle.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)