Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: RW kheyre oo shan ariimood dalbaday in lagala shaqeeyo

Isniin, Feb 12, 2018(HNN) Xassan Cali kheyre Ra’iisal wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya oo xalay ka qeyb galay munaasabad  casho sharaf ah oo gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow u sameyay madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay garab is tagan dowladooda islamarkana ka dalbaday in lagala shaqeeyo sidi wax looga qaban laha shan ariimood oo hor yaala dowladda.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)