Advertisements
Advertisements

DAAWO: Dahab Laga Helay Gobolka Sanaag iyo Qaabka Loo Saaro.

Arbaco, Feb 14, 2018(HNN) Deeganka Cirshiida ee gobolka  Sanaag ayaa laga helay dahab kala duwan iyado dadka ay bilaabeen inay dhulka ka qotan.

Hadaba daawo warbixin  Bulsho TV ka diyaariyay qaabka loo soo saaro dahabka waxana soo jeedinaya  Wariye  Luqmaan Maxamed Faarax oo booqday deegankan.


Fikradaha Akhristayaasha (0)