Advertisements
Advertisements

DAAWO SAWIRADA: Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay MCH-ka Wadajir

khamiis, Feb 15, 2018(HNN) Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Maamullka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed(Tuulx) ayaa maanta dhagax dhigay MCH-Ka Degmada Wada jir ee Gobolka Banaadir.

dhismaha xaruunta MCH-kan ayaa waxaa dhiseysa  ha’yadda Qadar Charity.

MCH-kan ayaa waxaa loogu Adeegi doonaa Bulshada Ku nool Degmada Wadajir, Si uu uga haqabtiro baahidda Caafimaad ee ka jirta Degmadda.

Mudne Tuulax ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ka go’an tahay hormarinta adeegyadda Aasaasiga ah ee Caasimadda, Sida Caafimaadka, waxbarashada, Suuqyadda, Wadooyinka.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)