Advertisements
Advertisements

DAAWO VIDEO: Maamulka Buula burde oo dalbaday in gurmad lala soo gaaro.

khamiis, Feb 15, 2018(HNN) Guddoomiyaha degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan Cabdi Daahir Guure karoore ayaa kormeeray qeybo ka mid ah xaruumo caafimaad oo la dhigay dadka u soo ritay cudurka shuban biyoodka iyado dhaqaatiirta la tacalaya bukannada u guddoomiye karoore ka keenay magaalada Muqdisho.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)