Advertisements
Advertisements

Maxamuud Cabdulahi oo guuleystay kursigii u ka geeriyooday Walalkiis

Khamiis, Feb 15, 2018(HNN) Maxamuud C/llaahi Siraaji ayaa goor dhow ku guuleystay Kursigii Xildhibaannimo ee Beesha Hubeer, kaasoo doorashadiisa ka dhacday magaalada Kismaayo.

Kursigan ayaa waxaa horay uga geeriyooday Cabaas Siraaji oo sanadkii hore lagu dilay magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa nin dhalinyaro ah oo si layaab leh ugu guuleystay doorashada kursiga sanadkii 2016.

Maxamuud Siraaji ayaa helay 50 cod, taasoo si aqlabiyad leh ugu guuleystay Kursigii uu baneeyay walaalkiis.

Faah faahin kala soco HNN.


Fikradaha Akhristayaasha (0)