Advertisements
Advertisements

Akhriso: Dowladda Federaalka oo Xil muhiim ah u magacowday guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cumar Baadiyow

Axad, Marso 4, 2018(HNN) Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Federaalka ayaa guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan  Cumar Aadan Ibraahim Baadiyow u magacowday  la taliyaha wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Soomaaliya  ee dhanka  maamulka.

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Mudane Cumar Aadan ibraahim baadiyow uu yahay shaqsi khibrad leh, islamarkana uu wasaarada kala taliyo horumarinta arrimaha maamulka wasaarada.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)