Advertisements
Advertisements

DAAWO VIDEO: Caruur laga soo badbaadiyay kooxda Al shabaab Gobolka Hiiraan

Talaado, Marso 6, 2018(HNN) Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM  ee ku sugan magaalada  Buula burde ee gobolka Hiiraan ayaa soo badbaadiyay labo caruur ah oo kooxda Al shabaab ay ka waten deegano ka tirsan gobolka Hiiraan kuwaaso ay doonayeen inay ka barbar dagaalamaan.


Fikradaha Akhristayaasha (0)