Advertisements
Advertisements

DAAWO VIDEO: Maamulka Gobolka Hiiraan oo Amar ku soo rogay Shirkadaha iyo ha’yaddaha heysta Hubka

Arbaco, Marso 7, 2018(HNN) Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in ha’yadaha iyo shirkadaha ka howlgala magaalada Baladweyne islamarkana heysa hubka looga baahan yahay  inay isa soo diwaan galiyaan si loo xaqiijiyo amaanka.

 

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)