Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Wasiir ka tirsanaa koonfur Galbeed iyo Xildhibaan Hirshabeelle oo qarax lagu dilay

Arbaco, Marso 7, 2018(HNN) Wararka ka imanaya gobolka shabeellaha hoose ayaa sheegay in qarax miino lagu dilay wasiiru dowlhii Amniga maamulka Koonfur Galbeed iyo xildhibaan ka tirsanaa maamulka Koonfur Galbeed.

dadka weerarkan ku dhintay ayaa kala Wasiiru dowlihii wasaarada amniga koonfur Galbeed Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Cali iyo Xildhibaan  Axmed Cabdi Faarax oo ka tirsanaa baarlamaanka koonfur galbeed Soomaaliya.

Afhayeenka maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin (Gacma)  ayaa xaqiijiyay geerida wasiiru dowlaha iyo xildhibaanka.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)