Advertisements
Advertisements

Akhriso: Wasiirka Warfaafinta Hirshabeelle oo Agaasiimaha Radio Baladweyne u magacaabay Wariye khaalid Ilkacase

khamiis, Marso 8, 2018(HNN) Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Hirshabeelle  Cabdiweli Maxamed Cabdi ayaa  agaasiimaha idaacadda Radio Baladweyne oo ku hadasha afka maamulka u magacaabay Wariye khaalid Muxumed Cismaan (Ilkacase)  oo ah shaqsi howl kar ah.

wasaarada warfaafinta Hirshabeelle ayaa xilka ka qaaday agaasimihii hore  Cabdiweli Xassan jimcaale (Cowke)

Maamulka iyo shaqaalaha Wakaaladda Hiilnews waxay lee yihiin agaasimaha cusub  hambalyo.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)