Advertisements
Advertisements

DAAWO VIDEO: Ololaha biyo dhaameynta Hiil-deegaan ee ka socda Baladweyne

khamiis, Marso 8, 2018(HNN) Dhalinyaradan oo ku midoobay Hiil deegaan islamarkaana ah kuwa is xilqaamay ayaa maanta olole biyo dhameyn ah ka sameeyay kaamanka doomey oo ku yaala xaafadda bundo weyn ee magaalada Baladweyne kadib markii midbadka iyo dhadhanka biyaha webiga ay isbadaleen islamarkana sameyn ku yeelatay dadka danyarta oo aan awoodin inay iibsadan biyo nadiif ah.


Fikradaha Akhristayaasha (0)