Advertisements
Advertisements

TOOS U DAAWO: Furitaanka kalfadhiga 3-aad ee Baarlamanka Federaalka oo ka socota Muqdisho

Sabti, Marso 10, 2018(HNN) Dugsiga Tababarka Jeneraal  Kaahiye  ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socota munaasabada  furitaanka Kalfadhiga 3aad Baarlamaanka Federaalka, waxana hoolka ku sugan madaxda dowladda federaalka oo uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo.


Fikradaha Akhristayaasha (0)