Advertisements
Advertisements

DAAWO: Go’aanka Baarlamanka Soomaaliya uu dalka uga mamnuucay shirkada DP-World

Isniin, Marso 12, 2018(HNN) Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xeer dalka ka mamnuucaya shirkada DP-World ee laga lee yahay dalka Imaarada Carabta.

Hadaba daawo Go’aanka Baarlamanka waxana akhrinaya guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamanka Mahad Cabdalla Cawad.

Xigasho Muuqaalkan Halbeeg.com

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)