Advertisements
Advertisements

Akhriso: Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Mooshin laga keenay & arrimo lagu eedeyay

Arbaco, Marso 14, 2018(HNN) Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa mooshin kalsooni kala noqosho ah ka keenay guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari kaasoo ay ku eedeeyeen inuu hareer maray dastuurka dalka ku tagrifal-awoodeed iyo ragaadinta geedi socodka dastuurka dalka.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)