});

DAAWO: Arrimaha looga hadlay kulanka golaha wasiirada Soomaaliya

khamiis, July, 12, 2018(HNN) Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka Khamiislaha ah ee golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin, Amniga dalka, Hiigsiga Dhaqaalaha 2040-ka, Sharciga hanti dhawrka, siyaasadda kormeerka, qiimaynta iyo Soo nooleynta Barnaamijka waciyi-gelinta.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta  Adan Isaaq ayaa ka waramaya qodobada laga wada hadlay.


Fikradaha Akhristayaasha (0)