Advertisements
Advertisements

DEG DEG: Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi u horkacayo oo gaaray Far-libaax

Baladweyne(HNN) Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble iyo wafdi u hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Far-libaax oo maalintii shalay u magacabay inay ka mid noqoto degmooyinka gobolka Hiiraan.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa qeyb ka ah wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Maamulka Hirshabeelle.Maamulka Gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowlada waxan kulamo ay la qaadanayan waxgaradka Degmada.

HNN kala soco wixi Ku soo kordha safarka Madaxweynaha.