Akhriso Magacyada Guddiga Baarista Shaqaaqadii garoonka diyaaradaha Aden Cadde

0
48

Wasiirka Amniga Xukuumadda xil gaarsiinta Somaliya Xasan Xundubeey ayaa magacaabay guddi ka kooban shan xubnood kuwaasoo baaritaan ku sameeynaya shaqaaqadii ka dhacday khamiistii hore garoonka dayuuradaha Muqdisho.

Khamiistii aynu ka soo gudubnay ayaa ciidamo dhar cad ah iyo qaar ka mid ah shaqaalaha garoonka diyaaradaha qeybta laga bixiyo fiisaha ama dalkugal uu gacan ka hadal dhex maray waxaana shaqaaqadaasi dhaawacyo ka soo gaaray labada dhinac ee dagaalantay.

Halkan hoose ka aqriso magacyada guddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here