Dowladda Soomaaliya oo laga jartay lacagihii la siin jiray

0
60

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in lacagihii kabka ahaa ee dalalka Caalamka ku kabi jireen miisaaniyada dowladda inay joojiyeen.

“Lacagihii kabka ee dunida sannadkii hore ayaa nalaga joojiyey, xoogaa Sucuudiga iyo Qadar na siiyeen ayaan mushaharka ku bixinaynay iyagiina dhammaade, hadda waxaan taagannahay sagxadda, waa in Soomaalidu iskutashato oo dalkan yeelato”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here