Hirshabelle iyo Galmudug oo ka soo horjeestey muddo kororsiga labada sano ee Farmaajo

0
69

War saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa waxay si cad u sheegeen inay tahay doorashada lagu heshiiskii 17 September, iyagoo ka soo horjeestay muddo kororsigii labada sano

War Saxaafadeedkan ayay maamulada Hirshabelle iyo Galmudug si rasmi ah ugu cadeeyeen inay ka soo horjeedaan muddo kororsiga labada sano ayna ku baaqayaan in dib loogu laabto wadahadaladii doorashooyinka kuwaasoo ku salaysan heshiiskii September 17.

Warkan ka soo yeeray labada maamul ee Hirshabelle iyo Galmudug ayaa waxa uu dharbaaxo kulul ku yahay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo.
Halkan hoose ka aqriso war saxaafadeedka Galmudug iyo Hirshabelle

1-12
2-11-768×904-1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here