Keydkii Al shabaab ee gobolka Bari oo la qabtay

0
77

Ciidamada Puntland ayaa howlgalo ay ka sameeyeen duleedka magaalad Boosaaso, waxa ay kusoo qabteen keedkii Al-shabaab ay kasameysan jireen walxaha laga sameeyo Qaraxyada, kaas oo ay ku keedsanaa Godad ay ka qoteen buuralayda Galgala.

Ciidamada ayaa sheegay in xogtan ay usoo gudbiyeen shacabka, taas oo suurtagalisay in ay ciidamada howlgalkan ku guulaystaan kana hortagaan qaraxyadaasi.Amaanka magaalada Boosaaso ayaa aad loo adkeeyay tan iyo markii ay bilaatay bisha Ramadaan, waxaana joogto laga dhigay howlgalada ciidamada Amniga ay kasameenayaan gudaha iyo duleedka magaalada Boosaaso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here