Guddoonka golaha shacabka baarlamanka Soomaaliya ayaa Xildhibaanada ku wargeliyay in maalinta sabtida uu jiro kulan aan caadi aheyn oo madaxweynaha Soomaaliya uu kula hadli doono Xildhibaanada.
Xildhibaanada ka maqan Caasimadda ayaa la faray inay si deg deg ah ku yimadan si ay uga qeyb galan shirkan.
