2

Akhriso: Xarunta Cilmi baarista Galeyr oo qabtay dood cilmiyeed ku saabsan xaaladdaha Baladweyne

Baladweyne(HNN)-Dood Cilmiyeed ay soo qaban qaabisay xarunta Cilmi baarista ee Galeyr ayaa diirada lagu saaray xaaladda magaalada Baladweyne sida, caafimaadka, dhaqaalaha, iyo arimaha bulshada. Aqoonyahano...

Madaxweyne Farmaajo oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyay munaasabadda ciidul fidriga

Baladweyne(HNN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga ayaa Alle ka baryey in...

RW Soomaaliya oo bogaadiyay dadaalka dhaqaatiirta ee ka hortaga Karoona

Baladweyne(HNN) Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mundane Xasan Cali Khayre oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda ayaa dhaqaatiirta iyo howl wadeennada caafimaadka uga mahad celiyay...

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo ka hadlay saameynta COVID-19 ku yeeshay Ganacsiga dalka

Baladweyne(HNN)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa, ayaa ka hadlay war-bixin ku saabsan saameynta cudurka COVID-19...

Golaha ammaanka Qaramada midoobay oo ka shiray arrimaha Soomaaliya

Baladweyne(HNN)- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ka yeeshay arrimaha dalka Soomaaliya iyadoo kulankaasna khudbad loogaga dhagaystay ergayga Qaramada Midoobay James Swan iyo...