});

DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Farmaajo oo si rasmi ah u bilaabay booqashada deegannada Galmudug

Axad, jan 14, 2018:- Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha soomaaliya ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug asaga iyo xubnihii lasocday.

Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug sida Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf , Wasiiro, iyo Xildhibaano.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulamo laqaato waxgaradka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)