Advertisements
Advertisements

DAAWO SAWIRADA: Wasiiro & Xildhibaan hordhac u ah Madaxweynaha Somaliya oo tagay dhuuso-mareeb

Axad, jan 14 , 2018(HNN) Magaalada dhuuso-mareeb ee caasimada Maamulka Galmudug ayaa waxaa maanta gaaray  Wasiiro iyo Xildhibaano kala tirsan labad gole ee dowlada Federaalka kuwaaso hordhac u ah wafdiga Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo oo lagu wado in malmaha soo socda u booqdo Magalaada dhuuso-mareeb.

Wafdiga maanta tagay Magalaada dhuuso-mareeb ayaa waxaa ka mid ah

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdullaahi Wehliye, Senator Jawaahir Axmed, Ahmed Macalin Fiqi,  Xildhibaan Abdixakiin Macalin Axmed,

Xubno ka tirsan wafdiga tagay Magalaada dhuuso-mareeb ayaa sheegay inay qeyb ka qaadan doonaan soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha Somaliya Maxamed  Cabdulahi Farmaajo,iyo dhameystirka heshiis dhaxmaray Galmudug iyo Ahlusunna.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)