Advertisements
Advertisements

DAAWO: Rag iyo Dumar Taariikhada Raadeeyay

jimco, May 18, 2018(HNN) Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga, Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysan karno hadii aan si fiican u dhuuxno, Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas . Fadlan ka faa’idayso.


Fikradaha Akhristayaasha (0)