Advertisements
Advertisements

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda ciidul fidriga.

khamiis, Juun, 14, 2018(HNN) Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciid-ul-fitriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah.

Umadda islaamka ayaa maalinta beri ah  u dabaal degi doono munaasabada ciidul fidriga.


Fikradaha Akhristayaasha (0)