Akhriso: RW Abiy Axmed oo magaacabay golihiisa wasiirada cusub

Akhriso: RW Abiy Axmed oo magaacabay golihiisa wasiirada cusub

Talaaddo, October, 16, 2018(HNN) Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed Cali ayaa maanta magacaabay golihiisa wasiirada oo ka kobben 20 subnood oo mid ka mid ah ay tahay haween.

Golaha wasiirada uu magacaabay ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa kala ah.

1- Wasiirka Nabadda — Mrs Mulietat Kamil
2- Wasiirka Gaashaandhigga —Aaliha Muhammad
3- Wasiirka Maaliyadda — Ahmed Shide
4- Wasiirka Arrimaha Dibadda — Dr. Geeljeex
5- Wasiirka Beeraha Mudane Cumar Xuseen
6. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha – Mrs. Fetel Walte
7. Wasiirka Dhaqaalaha —– Mrs. Dawanne Herbie
8.Wasaaradda Waxbarashada iyo Tiknoolajiyadda — Dr. Getahun Mekuria
9- Wasiirka Gaadiidka —— Mrs. Dagmominthew Patrick
10- Wasiirka Horumarinta & dhismaha magaalooyinka —– Mr. Janet Braye
11- Biyaha, waraabka iyo warshadaha tamarta —– Sileshi Bekele
12- Wasiirka Waxbarashada —— Dr. Tilaye Gete
13- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta —— Dr. Samuel Hurco
14- Sarkaalka Golaha Guud —– Berhanu Tsegaye
15- Wasiirka Caafimaadka—— Dr. Amir Aman
16- Sayniska iyo Waxbarashada Sare: Mr. Hirut Woldemamar
17- Wasiirka Haweenka, Carruurta iyo Dhalinyarada, Mrs. Woizam Taye Asfaw
18- Wasiirka Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada Mr. Mulugeta Tesfaye
19- Wasiirka Dhaqanka Mudane—- Dr. Hirut Kassa
20- Guddoomiyaha Guddiga Qorsheynta iyo Horumarinta ——– Dr. Fitsem Assefa

Leave a Reply

Your email address will not be published.