EEG SAFAFKA ay ku soo gali karaan Brazil vs Argentina kulanka Caawa

EEG SAFAFKA ay ku soo gali karaan Brazil vs Argentina kulanka Caawa

Talaaddo, October, 16, 2018(HNN) Muruq waynta kubbada cagta ee Brazil iyo Argentina ayaa caawa wax aan ka badneyn saacad kaddib isku food saari doona kulan Saaxiibtinimo.

Lionel Messi ayaa ka maqan ciyaartan waliba sabab aan la garaneyn iyadoo uu shaki wayn ku jiro mustaqbalkiisa xulka.

Haddaba Express ayaa soo saartay SHAXDA macquulka ah ay ku soo gali karaan Brazil vs Argentina.

BRAZIL:

Brazil team news

ARGENTINA:

Argentina team news

Leave a Reply

Your email address will not be published.