James Milner oo taam u ah kulanka sabtiga ee Huddersfield Town

James Milner oo taam u ah kulanka sabtiga ee Huddersfield Town

Talaaddo, October, 16, 2018(HNN) Liverpool ayaa xaqiijisay in laacibkeeda James Milner uu taam u yahay kulanka sabtiga ee Huddersfield Town.

Liverpool oo hogaanka la haysa Chelsea iyo Manchester City ayaa sabtiga u martin doonta kooxda Huddersfield Town isbuuca 9-aad ee horyaalka ingiriisa.

Image result for milner injury

James Milner ayaa ku dhaawacmay kulankii barbaraha ku soo idlaaday horaantii isbuucii hore ee kooxdiisu ay la ciyaartay Manchester City.

Baaritaan lagu sameeyay laacibka ayaa lagu ogaaday inuu si buuxda taam ugu yahay kulanka Huddersfield Town isla markaana uu ka qayb qaadanayo tababarka buuxa ee kooxdu ay samaynayso ka hor kulanka sabtiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published.