SAWIRRO: Thierry Henry oo Casharkii ugu horreeyay u dhigay Monaco

SAWIRRO: Thierry Henry oo Casharkii ugu horreeyay u dhigay Monaco

Talaaddo, October, 16, 2018(HNN) Thierry Henry ayaa tababarkii ugu horreeyay siiyay kooxdiisa Cusub ee AS Monaco.

Halyeygii hore ee Gunners ayaa loo magacaabay xilka tababaranimo ee kooxda reer Farnce kaddib markii la ceyriyay Leonardo Jardim.

Monaco ayaa ku jirta kaalinta 18-aad ee horyaalka Ligue 1, Sabtida ayayna la ciyaari doontaa kooxda Strasbourg, taa oo noqon doonta tijaabadii ugu horreysay uu maro Henry isagoo Tababare ah

Xigasho Gool FM.

Leave a Reply

Your email address will not be published.