Yaa adkaan lahaa haddii ay tartamaan Horyaalada Premier League, La Liga, Serie A, Ligue 1 iyo Bundesliga…(Eeg SHAX CAJIIB ah oo midkiiba laga soo xulay)

Yaa adkaan lahaa haddii ay tartamaan Horyaalada Premier League, La Liga, Serie A, Ligue 1 iyo Bundesliga…(Eeg SHAX CAJIIB ah oo midkiiba laga soo xulay)

Talaaddo,October, 16, 2018(HNN) La Liga, Serie A, Premier League, Ligue 1 iyo Bendesliga haddii ay tartamaan yaa adkaan lahaa.

Marca ayaa koox ka sameysay SHAX ay ka soo xushay xiddigaha ugu fiican horyaal kasta oo ka mid ah shanta sare.

Haddaba EEG oo mid u codee:

1. La Liga
2. Premier League
3. Serie A
4. Ligue 1
5. Bundesliga
 Xigasho Gool FM.

Leave a Reply

Your email address will not be published.