Akhriso: Ajendaha kulanka maanta ee golaha shacabka Soomaaliya

Akhriso: Ajendaha kulanka maanta ee golaha shacabka Soomaaliya

Arbaco, October, 17, 2018(HNN) Xildhibannada baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya  kulankoodii caadiga ahaa.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka bartilmaameysiga cunaqabateynta dhaqaalaha dalka.

Xildhibaanada ayaa xalay lagu wargeliyay in maanta oo Arbaco ah inuu jiro kulanka baarlamaanka.isla markaana looga baahan yahay inay soo xaadiraan.

Hindise sharciyeedka bartilmaameysiga cunaqabateynta dhaqaalaha dalka ayaa ah markii ugu horeysay ee lahor-keeno xildhibaanada golaha shacabka,iyada oo uu maanta mari doono aqrinta koowaad.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Info@Hiilnews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.