DHAGEYSO: Ciidamo cusub oo lagu wareejiyay amniga Garoowe

DHAGEYSO: Ciidamo cusub oo lagu wareejiyay amniga Garoowe

Arbaco, October, 17, 2018(HNN) Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland gaar ahaan kuwa xasilinta ayaa waxaa lagu wareejiyay amniga magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal oo falal amni dario ay ku soo bateen.

Taliyaha qeybta Booliska gobolka Nugaal Janeraal Muxudiin Axmed Muuse oo si KMG ah xilkaas u haya ayaa ciidamada kula dardaarmay inay soo xiraan askarigii ciidamadaas isaga hara,isla markaana loo aqoonsado inuu yahay burcada dhibaatada ku heysa dadka shacabka ah.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Info@Hiilnews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.