Guddiga Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo lagu dhawaaqay (Akhriso Magacyada)

Guddiga Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo lagu dhawaaqay (Akhriso Magacyada)

Arbaco, October, 17, 2018(HNN) Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekuna Maye ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Guddiga doorashada uu magacaabay Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka kooban 15 Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed, waxaana guddigan looga fadhiyaa diyaarinta doorashada oo la filayo in ay dhacdo 17-da bisha November ee sanadkan.

Halkan ka Akhriso Magacyada Guddiga la magacaabay 

Ciise Cabdi Ciise

Hiilnews.com

Ciisecc12@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.